Latest News

Author Archives: xaashi

Sawiro|Madaxwaynaha Puntland oo Booqday Ciidamada PMPF ee ka qaybqaatay Dagaaladii sifayta Alshabaab

PMPF SUUJ10

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Cali Gaas oo uu wehinayey Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 22-March-2016 waxa ay booqoshaqo dhiirri gelin iyo bogaadin xambaarsan ku tegeen xerda PMPF oo ay degganyihiin ciidamada aan gabbashada lahayn ee soo afjaray dagaalladii ay kula jireen kooxihii sharwadayaasha Al-shabaab ee duullaanka kusoo qaaday Puntland. Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka ayaa ... Read More »

Daawo:- Ciidanka Badda Puntland oo ka Hortagay Doonyo Jariif Sheegayna in aysan raali ka noqonayn Dhibaatada Khayraadka lagu hayo.

Ciidamada Badda Puntland ayaa ka warbixiyey howlgalo ay sameeyen - YouTube

Ciidamada Badda dawladda Puntland ayaa ka warbixiyay hawlaglo ay ka wadaan Xeebaha puntland, waxaana ay sheegeen inay ka hortagayaan doonyaha Jariifka iyo marakibta Shisheeye ee doonaya inay qaataan Kaluunka iyo khayraadka kale ee Alle ku manaystay Puntland. Taliyaha Sadexda Aag ee Baargaal Xaafuun iyo isku shuban Admiral Cabdixakiin Axmed Muuse oo la hadlay Warbaahinata ayaa sheegay in hawlagaladii ugu dambeeyay ... Read More »

Ciidamada Badda Puntland oo gacanta kusoo dhigay tahriibayaal.

tahriibayaal-2

Tahriibayaasha lasoo qabtay oo tiradoodu saraakiisha ku sheegay 106 ayaa doonayay in ay u tahriibaan dalka Yemen, waxaana ay saarnaayeen dooni yar. Taliyaha Ciidanka Badda Puntland Admiral C/risaaq Diiriye ayaa Saxaafadda u sheegay in dadka lasoo qabtay ay ku jiraan kuwii wax tahriibinayay, waxaana uu intaas ku daray in howlgalada lagula dagaalamayo tahriibka sii socon doono. Sanad walba, kumananaan tahriibayaal ... Read More »

Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Dalka Soomaaliya oo booqasho ku yimi Puntland

IMG_0163

Waxaa maanta magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland soo gaaray wefti balaaran oo uu hogaaminayo Safiirka Imaaradka Carabta u fadhiya Dalka Soomaaliya mudane. Mohamed Al-Cutmani, weftigaas oo markii ay soo gaareen magaalada Garoowe loo gelbiyey qasriga madaxtooyada ee Puntland, waxaa gegida diyaarahada ee magaalada Garoowe ku soo dhaweeyey qaar kamid ah Golaha Wasiirada Puntland , saraakil katirsan madaxtooyada Puntland iyo ... Read More »

Ciidamada badda Puntland oo saldhig cusub ka samaystay Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal.

6

Taliyaha Ciidanka Badda Puntlad Admiral Abdirisaaq Diiriye Farax ayaa booqasho ku tagay degmada Eyl ee gobolka Nugaal , Waxaana soo dhaweeyay Masuuliyiinta Degmada Eyl oo ugu horeeyo Duqa Degmada Eyl Muuse Cusman Yuusuf iyo Ku xigeenkiisa Faysal Khaliif Wacays. Booashada htaliyaha ayaa ahayd u kuur galida xaalada amini ee degmada oo ay saldhig ku leeyihiin ciidanka badda ee Puntland . iyo dhagax ... Read More »

Wasiiro iyo Agaasimaha guud ee Ciidanka Badda Puntland oo booqasho ku tagay Degmooyin hoostaga Gobolada Bari iyo Garadafuu

274

Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraakda badda Puntland Cabdinuur Cilmi Maxamuud ‘’Biindhe,Wasiiro ku xigeeno,Agaasimaha guud ee  Ciidamada Badda Puntland ”PMPF” Cabdinaasir Biixi Soofe iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Puntland ayaa booqasho ku tagay degmooyinka iyo deegaano hoostaga Gobolada Bari iyo Gardafuu. Degmooyinka iyo deegaanada hoostaga Gobolada Bari iyo Gardafuu ee ay booqdeen Mas’uuliyiinta Puntland ayaa kala ah;- 1-Qandala. 2-Calluula 3-Xaabo iyo ... Read More »