Latest News

Ciidamada badda Puntland oo saldhig cusub ka samaystay Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal.

Taliyaha Ciidanka Badda Puntlad Admiral Abdirisaaq Diiriye Farax ayaa booqasho ku tagay degmada Eyl ee gobolka Nugaal , Waxaana soo dhaweeyay Masuuliyiinta Degmada Eyl oo ugu horeeyo Duqa Degmada Eyl Muuse Cusman Yuusuf iyo Ku xigeenkiisa Faysal Khaliif Wacays. Booashada htaliyaha ayaa ahayd u kuur galida xaalada amini ee degmada oo ay saldhig ku leeyihiin ciidanka badda ee Puntland . iyo dhagax dhig xero weyn oo ay ciidanka baddu ka dhisanayaan Magaalada Eyl.

Waxaa uu ay Maamulka Degmada Eyl ay gudoonsiisay  Taliyaha Ciidanka Badda Puntland Shahaado Sharaf ay ku mutaysteen wax qabadkii ciidanku badda Puntland  ay ka gaysteen Degmada Eyl Intii ay degnaayeen. Kadib Waxaa uu Gudoomiyaha Degmada Eyl uu gudoon siiyay ciidanka Badda Puntland Dhul Banaan oo loogu talagalay in laga dhiso xero Ciidanka Badda ee Puntland

 waxaana dhulkaas oo cabirkiisu dhan yahay 300M X 300M ku wareejiyay subor loogooyinkiisii Duga Degmada dhulkaas oo ay ku deeqday degmada Eyl, waxaana dhagax dhigay Gudoomiyaha  degmada Eyl iyo  Taliyaha Ciidanka badda Ee Dawlda Puntland.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 ,

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>