Latest News

Daawo:- Ciidanka Badda Puntland oo ka Hortagay Doonyo Jariif Sheegayna in aysan raali ka noqonayn Dhibaatada Khayraadka lagu hayo.

Ciidamada Badda Puntland ayaa ka warbixiyey howlgalo ay sameeyen - YouTubeCiidamada Badda dawladda Puntland ayaa ka warbixiyay hawlaglo ay ka wadaan Xeebaha puntland, waxaana ay sheegeen inay ka hortagayaan doonyaha Jariifka iyo marakibta Shisheeye ee doonaya inay qaataan Kaluunka iyo khayraadka kale ee Alle ku manaystay Puntland.

Taliyaha Sadexda Aag ee Baargaal Xaafuun iyo isku shuban Admiral Cabdixakiin Axmed Muuse oo la hadlay Warbaahinata ayaa sheegay in hawlagaladii ugu dambeeyay guulo ay kasoo hoyiheen ayna ka hortageen doonyo doonayay inay si sharci daraa xeebta uga kaluumaystaan.

Taliyaha ayaa sheegay in Ciidanku ay diyaar uyihiin ka hortaga Dadka khayaraadka boobka ku haya, waxaana uu u Mahadceliyay shacabka Deegaanada hawlgalada laga fuliyay oo uu sheegay inay si wanaagsan ula shaqeeyaan ciidanka Badda dawladda Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>