Latest News

Ladagaalanka Kaluumaysiga Sharci darada

Daawo:- Ciidanka Badda Puntland oo ka Hortagay Doonyo Jariif Sheegayna in aysan raali ka noqonayn Dhibaatada Khayraadka lagu hayo.

Ciidamada Badda Puntland ayaa ka warbixiyey howlgalo ay sameeyen - YouTube

Ciidamada Badda dawladda Puntland ayaa ka warbixiyay hawlaglo ay ka wadaan Xeebaha puntland, waxaana ay sheegeen inay ka hortagayaan doonyaha Jariifka iyo marakibta Shisheeye ee doonaya inay qaataan Kaluunka iyo khayraadka kale ee Alle ku manaystay Puntland. Taliyaha Sadexda Aag ee Baargaal Xaafuun iyo isku shuban Admiral Cabdixakiin Axmed Muuse oo la hadlay Warbaahinata ayaa sheegay in hawlagaladii ugu dambeeyay ... Read More »

Ciidamada Badda Puntland oo gacanta kusoo dhigay tahriibayaal.

tahriibayaal-2

Tahriibayaasha lasoo qabtay oo tiradoodu saraakiisha ku sheegay 106 ayaa doonayay in ay u tahriibaan dalka Yemen, waxaana ay saarnaayeen dooni yar. Taliyaha Ciidanka Badda Puntland Admiral C/risaaq Diiriye ayaa Saxaafadda u sheegay in dadka lasoo qabtay ay ku jiraan kuwii wax tahriibinayay, waxaana uu intaas ku daray in howlgalada lagula dagaalamayo tahriibka sii socon doono. Sanad walba, kumananaan tahriibayaal ... Read More »

Madaxwayne Gaas “Punland Jariifka sharcidarada ah waxa ay u aqoonsatay Musiibo Qaran”

gaas

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa si kulul uga hadlay jariifka lagu hayo khayraadka Xeebaha Puntland oo uu sheegay in kooxa burcad ah qaab xatooya ah uga kaluumaystaan Xeebaha ku teedsan deeganada Plnd. Madaxweyne Gaas oo Shir Saxaafadeed  ku qabtay Magaalada Bosaaso Xarunta Gobalka Bari ayaa sheegay in kaluumaysiga sharcidarada ah uu yahay Mushkilad caalami ah oo dhibaata xoogan ku haysa ... Read More »

Agaasimaha PMPF oo kormeeray saldhigyada waa wayn ee ciidamada badda Puntland

Biixi

Agaasimaha guud ee ciidamada badda Puntland ee PMPF Cabdinaasir Biixi Soofe iyo madax kale oo ka tirsan dowladda ayaa maalmahan booqasho ku maray gobolka xeebta ah ee Guardafu. Wefdiga ayaa u kuur gelaya shaqada ciidamada badda ee PMPF. Agaasime Cabdinaasir Biixi oo la hadlay Radio Daljir ayaa sheegay in socdaalkoodu meel wanaagsan marayo, isla markaasna ay aad ugu kuur gelayaan ... Read More »