Latest News

Latest News

Madaxwayne Gaas “Punland Jariifka sharcidarada ah waxa ay u aqoonsatay Musiibo Qaran”

gaas

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa si kulul uga hadlay jariifka lagu hayo khayraadka Xeebaha Puntland oo uu sheegay in kooxa burcad ah qaab xatooya ah uga kaluumaystaan Xeebaha ku teedsan deeganada Plnd. Madaxweyne Gaas oo Shir Saxaafadeed  ku qabtay Magaalada Bosaaso Xarunta Gobalka Bari ayaa sheegay in kaluumaysiga sharcidarada ah uu yahay Mushkilad caalami ah oo dhibaata xoogan ku haysa ... Read More »

Agaasimaha PMPF oo kormeeray saldhigyada waa wayn ee ciidamada badda Puntland

Biixi

Agaasimaha guud ee ciidamada badda Puntland ee PMPF Cabdinaasir Biixi Soofe iyo madax kale oo ka tirsan dowladda ayaa maalmahan booqasho ku maray gobolka xeebta ah ee Guardafu. Wefdiga ayaa u kuur gelaya shaqada ciidamada badda ee PMPF. Agaasime Cabdinaasir Biixi oo la hadlay Radio Daljir ayaa sheegay in socdaalkoodu meel wanaagsan marayo, isla markaasna ay aad ugu kuur gelayaan ... Read More »