Latest News

Update: Shacabka Puntland oo tageeray sii xoojinta Xiriinka Puntland iyo UAE

Kulan ay kaqayb galeen qaybaha kala duwan ee shacabka ku dhaqan magaalda Bosaso ayaa lagu taageeray dadaalka ay Dowladu ugu jirto sii xoojinta xiriirka iskaashi ee ka dhaxeeya Puntland iyo UAE .

kasoo qaybgalayaasha kulanka oo isugu jiray Isimo,Ganacsato ,Siyaasiyiin iyo xubno kamid ah golayaasha dowlada ayaa lagu falaanqeeyey dowrka ay Dowlada EAU ay ku leedahay horomarinta degaanada Puntland, si kastaba ha ahaate dhamaan Bulshadii meesha isugu timid ayaa isku raacay in dowlada UAE- ku  ay kaalin mugle ku leedahay dhincayaha horomrinta Amniga, waxbarshada iyo dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha.

Madaxwaynaha Puntland oo ka hadlay Munaasabada ayaa shacabka reer puntland u cadeeyey Puntland ahaa meesha ay ka taaganyhiin xiriirka si xumaanaya ee Dowlada Somalia iyo Emiratka , waxuuna  ku baaqay in la dhameeyo khilaafka labada dhinac.

Madaxwayanaha oo soo hadal qaaday Mashruuca PMPF oo ay tageerto Dowlada EAU ayuu sheegay inuu wax wayn ku soo ku kordhiyey inay wax badan iska badalaan dagaalka lagula jiro Burcadbadeedka,Kaluumaysiga sharci dararda ah iyo wali dagaalka lugu Nabadiidka Alshabaab.

 

1 2 4 6 7 isimo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>