Gallery

pmpf

Xaflad Xirfadayn.

Tayaynta iyo toobabarada ciidanka PMPF waa mid si joogta ah xooga loo saaro si kor loogu qaado xirfada iyo tayada ciidanka.

PMPF

Hawlgallo

Hawlgalada amni ee lagula dagaalamayo Arga gixisada iyo burcad badeeda wa hawlaha ugu muhiimsan ay ka shaqeeyan ciidanka PMPF.

PMPF

Illalada Xeebaha

Ilaalinta amni iyo nadafadeedee xeebaha dawlada Puntland wa shaqo kamid ah shaqooyinka ama hawlgada si joogta ay uga shaqeeyan ciidanka PMPF.

PMPF

Arimaha Bulshada

Ciidanka iyo Talista PMPF waxay markasta kaalin lixaad ah ka qaataan is dhex galka iyo kawa warqabka xaalada bulshada degaanka